Sei sulla pagina 1di 1

FASALKA 2014

VOA Xarunta Tacliinta Qoysaska La


Taariikhaha Muhiimka ah
African American Family Involvement Dinner &
Conferences: February 13
Family Involvement & School Improvement
Parent Meeting: February 13
Senior Grad Night Parent Meeting: February 13
Make-up School Day: February 14
Make-up School Day: March 28
End of 3rd Quarter: March 28
SPRING BREAK: March 31April 6
Quarter 4 Begins: April 7

VOA Jariirada Waraka Uleh Skoolka Sare Qoysaska Dugsiga Sare Phoenix SALT Opportunity
Spring wa Kujirnaa Waa Fasalka Imtixaanda
SOO SOCDA
Maalinta Imtixaanka Ardayga:
ACCESS for ELL
(Assessing Comprehension and
Communication in English State-to-State
for English Language Learners)
March 5th
ACT
March 18th (ALL 11th Graders)
MCAs: Aqris, Xisaabta, & Science
Aqris & Xisaabta: Mar. 10May 9
Science: Mar. 17May 16
Anagu rajaynyna en fasalka ispring oo
sii degdeg yamado , Skoolka Phosnix-
SALT iyo Opportunity waxuu eegya
hordhac en ardeyda any si fiican ay dha-
mayan imtixaanada fasalka ispring.
Bisha March horantisa waxa laqanaya
imtixaanda afka Ingriisiga (English Lan-
guage Learner Ell). Imtixaanka waxaa
lagu talagalay heerka afka Ingrissga ay
gareen ardeyda. Iyo waxay gacan siinaysi-
isa mucaliiminta inay qiimayaan xijinta
laga-maarmaan en gacan la siiyo ardeyda
inay garaan qalin jibin iyo ay shahaadada
laqato.
Bisha March, xiliga skoolka labaad,
waxa laga qadya imtixaanu (ACT Test)
dhammaan ardeyda skoolada heerka
hoose u degan magalda Minneapolis u
wax kadhigta scoolada sare Phoenix
SALT High School iyo Opportunity
High Schools. Imtixaanka ACT
TEST.Guudhaan, Imtixaanka ACT aya
ubaahan ardayda galaya kolejka ku yaala
Midwest. SAT TEST waxaa lagu talagelay
ardeyda wax ka dhigta skoolada ku yaala
East Coast ama West Coast.
Bisha April, ardeyda waxa la tusyaa
heerka imtixaanada MCAs Sophomore
u laga qaadyo imtixaanka akhriska
(Reading) u markii koowaad, iyo ardeyda
heerka hoose waxa laga qaadu
imtixaanka xisaabta (Maths). Incastoo in
garawsinaw in natiijuda wax walba ma
tusaysu iyo garsiinayso heerka ay xa-
didayso Minneapolis Public Schools iyo
Minnesota Department of Education.
Akhriska iyo hisaabta waxay siinaysa
macaliiminta kartida ay layheen ardeyda.
Imtixaanma ay qaadayaan skoolada
sare Phoenix SALT iyo Opportunity way
aadag yeheen. Macallimiinta way add
dadalyaan in ardeyda diyaarin oyeheen
imtixaanka kooban.Waxa la siinya ar-
deyda suaalo modelah u qoran siday ka-
ristan computerka.
Ka hubso warkii ugu dameeyey u
liista tariika imtixaanka iyo ka hubii in
ardeydeena ay waqtiga xardirada skoolka
iyo malinta skoolka.
VOA Education Center
habeenka waalidka!
Fadlan ka soo qaybgala Qamiista, February 13th 4:30pm Casho iyo
Shirarka Spring!
Waxaan dabbaal-degi doonaa Taariikhda Bishii Madowga, African-
American Family Day Involvement iyo shaqada adag ee ardayda aad
u geliyeen sanadka 2013-2014!
WARKA ARDAYDA
Maalintii ugu horraysay ee aan dugsiga sare ka
bilaabay ee Phoenix-SALT Waxaan dareemayay
inaan joogay muddo aad u badan. Qof kasta
wuxuu ahaa runtii way fiicnaayeen
Iyo drama ma jirin. Qof walba ka tirsan
shaqaalaha iyo macallimiinta waxay iga rabeen
inaan qalinjabio degdeg iyo si aan u guulaysto
mustaqbalkiiga. Dugsiga maha ka ugu weyn iyo
maha ka ugu qurux badan, laakiin waa dugsi
ciid walba geli karaan.
Waxay igu qaadatay in yar inaan la qabsato iyo
ma aan ogayn cid laakiin waxaan u siiyey fur-
sad iyo ogaaday in ardeyda iyo shaqaalaha aad
ee soo dhawayn. Waxaan ka helay fursad
labaad dugsiga sare ee
Phoenix-SALT iyo waxaan u
mahadcelinayaa dugsiga.

Marvin Abrego
Dugsiga Sare ee
Phoenix-SALT

Potrebbero piacerti anche