Sei sulla pagina 1di 2

MA BANNAANA IN MUWAADINKA SOMALILAND LOO DHIIBO DAWLAD

SHISHEEYE
Qalinkii Garyaqaan Muuse Yuusuf
Dunida Dad kasta oo ku wada nool Goob uu Illaahay ku Abuuray oo Wada Deegaan
Waxa ay leeyihiin Xeerar Xakame u ah oo ay ku wada dhaqmaan oo ay ku maareeyan
Marxaladaha dhaqan ee la darska ah iyo kuwa lasoo darsa, dhacdo kasta oo
timaadana waxaa lagu dabaqaa wixii uga yaala ee xeer ah,
Sidaas oo kale ayay Dadka somalilandna uga leeyihiin xeerar ay ku maareeyan ama
ku maamulaan dhinacyada kala duwan ee nolosha iyo xidhiidhka bulshada Xeerarkaas
oo u kala sareeya Sida ay u kala saamayn badan yihiin, oo Diinteena suubani ka adal
tahay, halka ay kuwa bulshadu isku agaratay ee ay rabitaankooda ku yimidna uu ugu
sareeyo Dastuurka !aranka, oo isaguna aanu khilaaayn diinteena suuban sida ku cad
QODOBKA 128 aad SALDHIGGA IYO SARRAYNTA DASTUURKA
1. Dastuurka a!a sa"d#$% u a# &a'aad$(da Is"aa&ka.
2. Dastuurka a)aa u%u sarr**)a !**rarka da"ka+ !**r kasta ,, aa- $sa%a
aa.a/sa-a)-$-a+ a!a uu -,/,-a)aa a!'a ka&a01$raa-.
"ulshada Somaliland waxaa uga masuul ah hirgalinta iyo ku hagista xeerarkan
#idaamka dawladanimo ee ku matala magaca !arankooda, isla markaana ku
dhaqmaaya, $aasna ku shaqaynteedu waxay masuuliyadooda tahay Masuuliyiinta ay
u igmatay bulshadu %ogaaminta taladooda oo ah Saddexda Waaxood ee !aranka&
Xeerarkan uu dastuurku ugu mudan yahay waa ka uu ku helayo maamuska iyo
mansabka qo kasta oo qaranka xil u hayaa, Sidoo kalena gudasho la'aantooda iyo
(abintoodana waxaa ka dhalanaya ciqaabo uu mutaysanaayo qo kasta oo bulshada ka
mid ah Madax iyo mi(oba&
$usaale dabadii waxaa Xukuumada somaliland $odobaadkan dhamaaday gudihiisi
ugacan galisay dalka (abuuti Muwaadiniin u dhalatay somaliland $aas oo ka hor
imanaysa Dastuurka Sida )u *ad
QODOBKA 23aad ISU04ELINTA EEDAYSANAYAASHA AMA DEMBIILAYAASHA
IYO MAGAN0GELINTA SIYAASADEED

1. Q,.ka s#$s#**)a#a a# ** da"ka ku s,, %a"a) a&a ku 1,,%a) s$ !**rka
aa.a/sa- ** *)d$$sta &a%a-%*"), s$)aasad**d+ aa Ia s$$- karaa #add$$ uu
'uu!$), s#uruuda#a ku !usa- !**rka u d#$%a- &a%a-0%*"$-ta.
2. Ma 'a--aa-a $- &uaad$-ka S,&a"$"a-d ",, d#$$', da"ad s#$s#**)*.
2. 5a&#uur$)adda S,&a"$"a-d a!a) d$' u 6*"$- kartaa da&'u"* a&a
**da)sa-* da"k$$sa ka s,, 6arara)+ #add$$ uu 1$r, #*s#$$s d#*! &ara) 5a&#uur$)adda
S,&a"$"a-d $), da"ka *)d$$sta) 6*"$-t$$sa.
$ani Waxay noqonaysaa Ga dastuuriya oo ay ka dhalankarto *iqaabi Sida ku cad
Isla Dastuurka
QODOBKA 78AAD
EEDEYNTA IYO MMMUUS0KA09AYUUBINTA M:WEYNAHA+ KU09IGEENKA IYO
WASIIRADA

1 .Hadd$$ Mada!*)-a#a $), ku0!$%**-ka Mada!*)-a#a "a%u S,, ,,%, d*&'$)ada
ka"a a#;
'. K#$)aa&, Qara- <H$%# Tr*as,-= a&a
t. Ku !ad %udu' Dastuurka
Waxa Si aan madmadaw iyo muran lahayn uu dastuurku u cadaynayaa In aan
muwaadin u dhashay somaliland aan loo gacan galin karin shisheeye,
%adaba Markay dhacdo maxaa ii damaanad ah+
Waxa ka (awaabay isla Dastuurka !odobkan ,-aad .aqradiisa /aad Xarakeeda 0$1&
Waxaan ku soo Gunaanadayaa .alkani waa ku xadgudub iyo (abintii Dastuurka ku
timaada ee ina soo martay sidaas darteed (awaabta kaliya ee lagula tacaali karo
waxaan u arkaa Inay $ahay in loo 2aaco Dastuurka oo 3agu qaado Maamuus ka
xayuubi cidii ay u sugnaatay *iqaabtaa Dastuuriga ah ee ku cad !&,- ee dastuurka&
%adii kale xaalkeenu waa allowsahal&
Wa "ilaahi $awiiq

Potrebbero piacerti anche